2025 WAA SANADKII AAD TELEGRAM LACAG WAALI AH KA SAMEYN LAHEED

Telegram waxey isticmaaliyaasheeda usoo kordhisey barnaamij ay lacag uga sameyn karaan iyagoo isticmaalaya app ka telegram barnaamijkaan ayaa waxaa telegram lagu soo kordhiyey dabayaaqadii 2024 lkn waxaa si rasmi ah u hiirgaley 2025 yacnii dad badan loo soo wada fasaxay hadaba adigana waad ka mid noqon kartaa dadkaan kumanaanka kun oo doller ka sameeyey app ka telegram WADANKEENA SOMALIYA MALOO OGOLYAHAY IN AY LACAG KA SAMEEYAAN DADKA KUNOOL?
Haa oo telegram adduunka meel walbo oo aad ka joogto lacag waad uga sameyn kartaa adiga iyo qofka america kunool lacagta telegram waad u siman tihiin ee maanta bilow inaad telegram app ka aad markii hore usoo gali jirtey inaad wax un ka daawato hada badalkeeda aad usoo gasho inaad isagaba lacag ka sameyso
ADIGA WALIGAA LACAG MAKA SAMEYSEY TELEGRAM?
Jawaabta oo kooban waa haa waayoo aniga idinlama soo wadaagi kari waxaan anigaba lacag ka sameynin ee aniga 2024 ilaa hada telegram wuxuu ka mid yahay ilooyin keyga dhaqaalaha adigana waad ila mid noqon kartaa mudane
Hoos waxaan kuu dhigey sawir aan hada kasoo qaadey telegramkeyga oo dhawaan lacag ka saarey lkn hada wali lacag iigu jirto si ay dhiiri galin kuugu noqoto

Sidaa u jeedid sawirkaas kore wuxuu kuu cadeynayaa in aad telegram channel intaad sameysao aad hadana lacag ka sameyn karto ee maanta bilow
WAA MAXAY SHURUUDAHA LA IGA RABO?
Waa su,aal fiicaan waana meesha badanaa dadku ku wareeraan oo aysan u fahmin ayna ilaa hada telegram lacag uga sameyn la,yihiin iyagoo waliba shuruudihii buuxiyey
Shuruudaha telegram inta badan fiiriyo waa 2 shey taasoo ah
- inaad gaarto 1k subscribers channelkaaga iney kusoo xirmaan kanaalkaaga
inaad hesho reactions badan postiyada aad soo galiso yacnii iney dadka ka falceliyaan
FG: laakiin inta badan dadka iyagoo 1k subscribers ka badan heysta ayaan hadana loo fasixin barnaamijka lacag sameynta sawabo la xiriira nich ka iyo waxa ay soo gudbiyaan
NICH KEE DHAKHSO LACAGTA LOO SOO SIIDAAYAA?
Niches ka ugu fiican waxaa number 1 kujiro dadka ka hadla financial ka gaar ahaan cryptocurrence sawabtoo ah dadka telegram wax ku xayeysiisto waxey inta badan target gareystaan dadka dhaqaalaha ka hadla sidaa darteed adiga hadii aad nich kale ku jirto waa laga yaabaa inaa hesho lkn ma badno waa 10% sidaas ay tahay haka quusan inaad barnaamijka monetization ka aad heshoHADABA LACAGTA SIDEE LOOGALA BAXAA?
Waa su,aal fiican telegram waxaa lacagta ugula bixi kartaa qaab fudud taasoo ah cryptocurrence waana sawabta telegram aad wadan kasta lacag uga sameyn karto lacagta waxey kugu siinayaan qaab crypto ah gaar ahaan coinka Ton waxaadna kula baxeysaa adigoo isticmaalaya website ka fragment.comMA JIRAAN MUUQAALO AAD KA SAMEYSEY QAABKA TELEGRAM CHANNEL LOO SAMEYSTO?H
aa waxaa jiro muuqaalo dhowr ah oo aan ka sameeyey barnaamijkaan telegram ka la xiriira hadaba adigana waa daawan kartaa waxaana ku sheegaya waxwalbo oo telegram channel la xiriiro hadabo adiga maanta ka faa,ideyso oo bilow safarkaaga telegram ka WAA KAN MUUQAALKA AAN KU SHARXEY
